tayada macalimiinta cilmi online
Macalin kasta oo Cilmi Online ku jira ayaa si taxaddar leh loo soo xulay.
macalimiinta dugsigu waa kuwa khibrad u leh maadada ay dhigaan
waxay la socon karaan baahida iyo heerka ardayga
waxay casharada u gudbinayaan hab la fahmi karo
macalimiinta dugsigu waa kuwo si gaara loo soo xulay
Sidee ayaa ay wax u dhigaan macallimiinta Cilmi Online?
macalimiinta cilmi online waxay raacaan hab fudud oo ardayda u sahlaysa inay si fiican u fahmaan casharada haday noqoto quraanka, higaada, xisaabta iyo luuqadahaba.
macalimiinta dugsigu waxa aya diirada saaraan fahanka ardayga ma aha kaliya dhamaystirka casharka iyago hubinaya in ardaygu uu si dhaba u fahmay waxa uu baranayo, sidoo kale waxa ay la socdaan hadba heerka uu tagan yahay ardaygu iyagoo maamulka usoo gudbinaya warbixin bille ah oo ku saabsan ardayga.